Qarax lala eegtay gaari caasi ah goor dhawayd oo ka dhacay Basra iyo degmada Balcad.

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  Gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib  Gaari BL ah oo dad shacab ah ay saarnaayeen miino kula qarxday inta u dhaxeysa deegaanka Basra iyo degmada Balcad.

Wararka ayaa sheegaya  in gaariga uu ka baxay Muqdisho uuna kusii jeeday Magaalada Jowhar. waxaana la sheegay in ay jiraan  dhimasho iyo dhaawac.

sidoo kale Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in Khasaare xoog leh uu ka dhashay qaraxa oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here