1. Doorashada in la qabto 120 malmood gudahood kabilabaneysa 18ka bishan oo ay shir iskugu imaan donaan madaxda DFS & DG.

2. GEDO-
a) JLand inay Garbahaarey uso magacawdo. gudoomiya degmo.
b) Gudiga dorashooyinka j/land inay halkaas tagaan,
c) in ciidan Amisom la geeyo.
d) in ciidama j/land oo kaso jeeda degankas iyaga lagawlgeliyo.
e) in lageeyo Gudi korjoogta ah oo ka kooban 5ta mamul goboled.
F)Jawalka doorashada waxa uso horeyn doonta doorashada xildhibaanada aqalka sare,

3: Kuraasta S/land & gudiga mamulaya in si siman looga tala galiya gudoomiya aqalka sare Abdi Xashi & R/W kuxeenka Mahdi Guuled.

4. Go’aaminta Madasha kulanka DFS & DG ee 18ka bishan waxa loo daayay DFS madaxwaynaha waqtigiisa dhamaaday.

5. Kulanka 18ka ya lagu heshiyay in lagu saxixa habraaca heshiiski 17ki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here