Cabdi Kaariye oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Xildhibaanada dooran ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu doortay Koofur Galbeed.

Kulankaan ayaa ujeedkiisu yahay xal u helidda dhameystirka hanaanka doorashada oo maraya heer gebogebo ah iyo sidii xildhibaanada la oran ee Koonfur Galbeed uga qeyb noqon lahaayeen munaasabadda dhaarinta BFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here