Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shalay booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel.
Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.
Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen waajibaadkooda iyo markastana ugu taaganyihiin difaaca ummadda Soomaaliyeed.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here