Qoos Afar Qof ka kooban oo Caawa lagu leedka Magaalada Muqdiaho

0

War hada iga soo gaaray deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee koonfurta Muqdisho waxa uu sheegayaa in nin hubeysan uu weerar qoys ka mid ahaa dadka deegaanka.

Inta la xaqiijiyey afar qofood ayaa goobta ku geeriyootay, halka dhaawacuna uu gaarayo shan kale, dhamaantoodna dadkaas waa isku qoys.

Ninka oo ku hubeysnaa qori AK47 ah ayaa reerka ku bilaabay toogasho aan kala sooc laheyn, waxayna dadka deriska la ah ii sheegeen in uu gabar ka qabay reerka.

Wariye Maxamed Rooraaye

Dadka dhibaatadu soo gaartay ayaa u badan caruur iyo haween, waxaana socda dadaallo loogu gurmanayo, ninkii falkaas geystana goobta ayuu isaga baxsaday.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here