Taliska NISSA oo Qorsheyay isku daygii ugu Dambeeyay Ee Ku Wajahan Jubaland Gaar ahaan Gobolka Gedo,

Waxaa Jira Qorshe Dhagar ah oo la doonayo in lagu qaarijiyo C/rashiid janan iyo Madaxda jubaland Waana Sababta Si Xeeladeysan Xilka Looga Qaaday Macalimuu oo ah Garabka Dowada Taageersan Ee Ka Howl Gala Gobolka Gedo

Qorshaha Xil ka Qaadista ayaa loo Qorsheeyay Qaab La isla ogyahay iyadoo ujeedadu Tahay in macalimuu Iyo Ciidan uu Wato Ay iska dhigaan Dad ineey usoo Goosten Dhanka jubaland ayna Foonayan ineey KacMid Noqdan Ciidank uu Hogaamiyo c/casiis Janan

inta uusan Macalimuu u Goosan Dhanka Jubaland Si Loo Aamino Goosashadiisa
Wuxuu Diidi Doona Xil ka Qaadista Lagu Sameeyay Wuxuuna Weerar Jiliin ah ku Qabsan Doona Xeryo Ciidan oo Lasii Baneeyay,

Hadaba hadey u Suurto Gasho Macalimuu iyo Ciidanka uu Wato ineey Dhex Galaan Ciidanka Jubaland ee uu hogaamiyo C/rashiid Janan Waxey Xili la isla Go aamin Doono Fulin Doonan Qorshaha Qaarijinta
JANAN iyo Qaar Badan oo Ka Mid ah Madaxda Jubaland iyadoo laga Shaqeyn Dono in Qarijintu Dhacdo Xili ay Halgoob Ku Sugan Yihiin Madaxda Jubaland Ee Gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here