Waxaa socda qorshe Lagu doonayo Beri 12:30 duhurnimo Madaxweyne KMG ah in uu Dalka ka noqdo gud. Mursal mudo 90 cisho ah. Oo doorasho lagu qabanayo.

Arinkan oo ay wadaan Beesha Xalane oo kaashanaya Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.

Hadii arinkani hirgalo waxay meesha ka saari doontaa Madaxweyne Farmaajo oo dalka hogaaminayey 4tii sano ee la soo dhaafay. Sidoo kale waxay Madaxweyne Farmaajo ka hor istaagi doontaa inuu noqdo xubin Baarlamaan oo aan dhicin. Taas oo uu Madaxweynahii hore Xasan Sheekh uu Nasiibka u yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here