Ra iisal Kheyre oo Wado Qorsho Beesha Hilibi maxamed ee Murusade Xildhibaanka soo Socda Haween loogu magacaabi laha

0

Ra iisal wasare Kheyre oo Dagaal Xoogan kula jira Beesha Hilibi Maxamed ee Murusade ayaa doonaayo in Xildhibaanka Soo socda laga shigo Haween sida ay go aan ku gareen la taliyaasha Sar Sare Uu wax ka maqlo Kheyre oo kala ah Xildhibaan Musdaf Dhuxuloow iyo Sanatoor Dhagdheer.

R iisal wasare Kheyre ayaan la ogeyn Dagaalka iyo Cuqdad uu u qabo Beeshaasi la ogeyn isgoona horay uga Qaaday Xildhibaanka Galmudug

Xasan Cali Kheyre ayaa Doonaayo in uu Xildhibaanka ka Dhigo Fardoowsa Maxamed Khanyare ee la Dhalatay Xildhibaanka hada u ah Beeshaasi isagoo ka dan leh in uu Isku Diro Cabdi Wali Khanyare iýo Walaashiis si uu uga faaideysto

Ra iisal wasare Xasan Cali Kheyre ayaa Cuqdada Hilibi u Qaaday ka dib markii 1994 shir Kenya Xildhibaan uu Doonaayey ka siiyey Maxamed Khanyare Musduf Dhuxuloow oo isku Jufa ahayeen Kheyre halkaana colaad xun kala qaaday Hilibi Maxamed oo ka soo jeeday Khanyare

Tan kale ayaa ah iyadoon Sanadkaan Sanatarka Murusade ku soo aadi Doono Oday Foor Culus oo hada leh 4 Xildhibaan ay u kala qateen Hili 1 Daguuro 1 iyo Habar Ceeno 2 iyadoona hada ay Dooneysa Habar Ceyno madaama awooda Dalka Gacanta ugu Jirta in ay qaataan Sanatarka taa oo ka dhigeysa in ay Qaataan 3 Xildhibaan halka Hilibi iyo Daguura Hal halkooda joogaan

Qorshaha ayaa ah Xildhibaan Musdaf dhuxuloow iyo Ra iisal Wasare kheyre ay isku Yihiin Jufa hoose oo la dhaho Aadan Urgaale ay kala Qaataan Xildhibaanka Aqalka sare iyo Kan hoose ka gabadhana ay Siyaan Hilibi Maxamed madaama horay u la hayeen Laba Xilshibaan ay san Xaq u laheyn in ay ku sii Darsadaan kii sadaxaad maadaama ay hada hal saaid ah po Xaqdaraa wataan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here