Ra iisal wasare Kheyre oo Ka hor tagay Mooshin la donayo in Xilka Looga Tuuro Gudoomiyahq Aqalka Sare

0

Xogta aan ka heleyno Aqalka Sare ayaa sheegayso in uu Jiro Dhaq dhaqaaq lagu doonaayo in Xilka Looga Tuuro Gudoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi

Dhaq dhaqaaqaasi ayaa waxaa si Hoose u wado Xafiiska Madaxweyne Farmaajo oo u arko in uu wado Arin Halis ku ah Kursigiisa

Cabdi Xaashi ayaa lagu Heystaa hadal dhawaan ka soo yeeray oo in Doorashada la qabanaayo lagala tashado Maamul Goboleydyada si Dalka uga dhacdo Doorasho Xalaal ah

Ra iisal wasare Kheyre oo maqlay Guuxaasi ee Xilka looga Tuuraayo Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa wado sida uga Hor tagi lahaa isagoona mar walbo Diyaqar la ah in inta dhiman Dowlada lagu wada dhameysto si wanaagsan oo laheyn Buuq

Sida muuqata waxaa Xiligaan isku jaar ah Ra iisal wasare Kheyre iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Doonaayo Doorashada Dalka ka dhaceysa ay Noqoto mid Dhamaan Saamileyda Siyaasada Raali isaga wada yihiin

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here