Ra iisal waaare Rooble oo ah Masuulka Bad baadiyey Dalka una xusul duubay in aan 20kii Sano Horumarkii La gaaray dib loo celiyo ayaa u muuqdo shaqsiga ugu taageerada badan xiligaan Soomaliya

Rooble oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyey Caasimada kana shaqeeyey Dalka in ay ka dhacdo Doorasho Xor iyo Xalaal ah waxaana la dhihi karaa Mudelaha Soomaaliya

Degmada Dayniile oo ah horyaalka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta Casuumaad u fidisay ka dib markii ay y garteen Ra iisal wasare Rooble yahay Ninka Dalka u horseeday hur marka kana bad baadiyey Dagaal sokeeyey

Casuumada iyo Damaashaadka maanta Rooble loogu sameeyey Dayniile ayaa noqoneysa mid ugu horeysay masuil Xilkaas haayo uu tago halkaan waana tan noqoneysa mid kor u sii qaadeysa shaqada adag uu dalka ka qabtay inta yar uu haayo Xilka

Ra iisal wasare Rooble oo la dhihi karo masuul Nabdoon Bilada Nabadan dhawaan qaadan doono ayaa noqon doon shaqsiga kaliya u naxay Dakjiisa iyo Dadkiisa

Hal ku dhigq maanta ayaa ah Raiisal wasare Rooble cid dhaanta la waa


La soco sawirada u danbeysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here