Sida aan ku heleyno wararka ka imanaayo  xafiiska Ra iisal wasarae Rooble oo safar ku tagi doono Caasimada Dalka Sweden ee Stockholmo

Safaraka ayaa ah mid qaas ah oo la ogeen u jeedkiisa waxaana ka socota Caasimada Sweden qaban qaabada soo dhaweynta Rooble

Habeenka Jimcaha ayaa la sheegayaa in uu jaaliyada Soomalida la afuri doono iyadoona ay kala War qadan doono

Rooble oo dagaan Dalka Sweden ayaa muda imaan isagoon sida la sheegay maalmo uu halkaasi joogi doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here