Ra isal wasaare Kheyre oo Kulan la leh Caawa wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Qadar Bari ku soo wajahan Muqdisho

0

 

Ra,iisal wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre mudana ku signaa Dalka Qadar kulamana la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Dalkaas uu martida u yahay

Kheyre ayaa Caawa kulan la leg Wasiirka Arimaha Dibada Qadar isagoona hala hadli Doono arimaha Labada Dal iyo Xiirka ka dhaxeeyo ee soo jireenka ag

Sida warka Dooxa aan ku helyna ayaa sheegayo in Ra iisal wasare Kheyre in ay isku afgarteen dhamaan wax yaabahii laga wada hadlay iyadoona loo balan qaaday Dhaqaalo Badan oo wax looga qaban doono Arima badan oo dowlada u Baahneed

Dhanka kale Safarka Ra iisal wasare ayaa u Muuqada mid Caawa la soo Gaban gabeen Doono isagoona Caawa Saqdii Dhexe ka soo baxi Doono Dalka Qadar kuna soo wajahan Maalinta Bari ah Magaalada Muqdisho

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here