Warbaahinta Rasmiga ah ee dalka Tunisia ayaa tabinaysa in Rabshado cusub uu dib uga qarxay dalkaasi kadib markii mid kamid ah dibad baxayaasha uu uu geeriyooday dhaawac kasoo gaaray gacan kahadal dhexmaray isaga iyo Booliska wadankaasi.

Qoyska wiilka dhintay ayaa u sheegay warbaahinta in Wiilkoodi u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Rabshadaha isku badalay gacan kahadalka Booliska iyo Dibad baxayaasha.

Xafiiska Dacwad oogaha guud ee Tunisia ayaa amray in inta aan la aasin meydka la baaro si loo ogaado sababaha Wiilka uu u Geriyooday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here