Ugu yaraan 7-ruux ayaa ku geeriyootay rabshado ka dhacay dalka Bangaladesh taas oo la xiriirta Wakiilada Golaha Deegaanka ee Doorashada la filayo in ay dalkaas ka qabsoonto oo uu hareeyay muran & isku dhac.

Xisbiga talada haya ayaa libin ka sheegtay codadka la tiriyay balse waxaa walaac ka muujiyay Xisbiga Mucaaradka ah iyo siyaasiyiinta u xusul-duubeysa sidii ay u qabsan lahaayeen awoodda maamulka guud ee Dalka.

Rabasho ayaa hareeyay meelaha qaar, meelaha ugu daran ee isku dhacyada ka dhaceen waxaa kamid ah goobaha miyiga ah ee la geeyay sanaadiiqda codbixinta, dadkii codeynayay ayaa lagu dul dagaalamay sida ay tebisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here