Booliiska Uganda ayaa sheegay in saddex nin oo lagu tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeeen weerarkii habeenkii Sabtida ka dhacay maqaayad ku taal caasimadda Kampala ay maqaayaddaas cunto iyo sharaab ka iibsadeen macaamiishii halkaa fadhayiyeyna ay cunto u dalbeen.

Afhyaeenka ayaa sheegay in walxaha qarxa ay hoos dhigee mid ka mid miisaska maqaayadda, waxhahaas oo qarxay waxyar uun ka dib markii ay goobta ka tageen. Gabar 20 jir ahayd oo maqaayadda ka shaqaynnaysay ayaana halkaa ku dhintay.

Saddex qof oo kale ayaana halkaa ku dhaawacmay, toddobaad uun ka dib markii xukuumadda UK ay ka digtay in ay suurtogal tahay in weerar argagixiso uu dalkaasi ka dhaco..

BBC

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here