Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u  diray guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo doortay  Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow

Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri

“Hambalyo ayaan leeyahay  Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo loo doortay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS. Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo mas’uuliyadda weyn ee loo igmaday”

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here