Ra’iisul wasaare Rooble oo Villa Soomaaliya goor dhaw uga dhawaaqi doono Wasiirada

0

Wararka ka imaanaya xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa sheegaya in uu socdo abaabulkii ugu danbeeyay ee ku dhawaaqista Xukuumada Cusub.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,  Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu soo warramayaa in uu soo gaba-gabeeyey wada-tashiyadii uu waday ee ku aadanaa dhismaha xukuumaddiisa.

sidoo kale Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Rooble uu magacaabo golihiisa wasiirada 48-ka saac ee soo socda, si uu horgeeyo baarlamaanka Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here