Ra’iisul wasaarr Rooble oo xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka HirShabelle

0

Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka HirShabelle, Sheekh Cismaan Barre Maxamed.

Kulanka ayaa ahaa mid salaan iyo hambalyo oo uu Ra’iisul wasaaraha ugu tegay guddoomiye Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxa ay ka wada-hadleen arrimo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here