Raisal wasaare Rooble oo ku jira saacadihii ugu danbeeyay ku dhawaaqista golihiisa Wasiirada

0

 

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku soo laabtay Muqdisho, ayaa la sheegayaa in uu Wado ku dhawaaqista golihiisa Wasiirada saacadihii ugu danbeeyay.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu damacsan yahay saacadaha ama maalmaha dhow inuu ku dhawaaqo magacyada golihiisa Wasiirada oo madaxweyne Farmaajo uu ka dalbaday inuu si deg deg ah u magacaabo.

sidoo kale Ra’iisal wasaaraha oo tan iyo magacaabistiisii waday la tashiyo ku aadan hanaanka uu u marayo magacaabista, ayaa wararku waxay sheegayaan inuu soo dhammeystiray latashiyadii uu waday,islamarkaana kaliya u harsan tahay inuu shaaciyo golaha Wasiirada cusub.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here