Wararka ka imanaya caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in Roobka guga ayaa maanta gelinka dambe ka curteen magaaladaasi.

Qaar ka mid ah dadka ku nool dhulka miyiga oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay aad ugu diirsadeen roobka Guga, Maadaama jiilaal aad u adag lagu jiray dadka iyo duunyaduna wajahayeen xaalado nololeed, sidoo kalana Meelaha qaar biya la’aani ka jirtay.

Sidoo kale Maamulka Magaalada dhuusamareeb ayaa bulshada magaalada Maalmihii la soo dhaafay ku wacyigalinayey in laga shaqeeyo nadaafadda si looga baaqsado cudurada faafa ee ka dhasha meelaha biya fariisiga leh.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here