Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka Qoraal ay goordhaw siwadajir ah usoo saareen ayay ku soo dhaweeyeen kulamadii ugu danbeeyay ee dhexmaray Rw Rooble iyo midawga musharixiinta, iyagoo ku taliyay in lasii wado horumarka laga gaaray kulamadaas.

Dhanka kale Dawlada Maraykanka oo iyana ka mid ah saaxiibada Soomaaliya ayaa tiri:

Waqtigu wuu socdaa Waxaana ka codsaneynaa madaxda Dawlada iyo Dawlad goboleedyada in ay hada kulmaan, wax sax ah u qabtaan dadka Soomaaliyeed, oo ay dhameystiraan doorashadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here