Safaarada Soomalida oo mudooyinkaan ku jirtay Dib u habeen ayaa hada u muuqata mid ay ku diirsadeen Soomalida ku Nool Dalka Masar
Safaarada oo Dib u dhis lagu sameeyey ayaa hada u.muuqata mid la Jaan qaaday Safaarada kale caalamka ee ku leh Dalka Masar
Safaarada ayaa waxaa Safiir ka ah Ileys Sheikh Cumar isagoona lagu amaanay isbadalka wanaagsan uu ka sameeyey Safaarada
Dhowr Cisha oo la laa 3 Ciyaal oo Soomali ah oo ku Noolaa Dalka Masar ayaa safaarada Soomaliada u gashay Dadaal badan oo keenay in la helo 3 Ciyaalka ahaa oo Caafimaad qabo
Qusulka Safaarada Soomalida Dr Ismaaci oo habeen iyo maalin u soo jeeday sida Ciyaalkaa lagu heli lahaa ayaa ku guuleystay aaqirkii in ay gacanta ku soo dhigaan 3 Caruurta ee muda 3 cisha la laa
Waalidka Caruurta ka maqnayeen ayaa u mahad Celiyey Safaarada Soomalida Dalka Masar Dadaalka dheeriga ah ay u.muujiyen in Ciyaalkooda oo Nabad qabo la helo