Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq u dirtay dhinacyadda ay dirirtu ka dhaxeyso ee ku dagaalamaya qeybo kamid ah Muqdisho.

War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda dhinacyada loogu baaqay in xaalada la dejiyo, isla markaasna ay nabadda ku jirto wada-hadal.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here