Hanjabaadda ka timid Cabdi Sabtoow oo kamid ah Shaqaalaha Farmaajo iyo Shakiib oo ka tirsan Alshabaab-ka Nisa la shaqeeya Laguna dhax arkay Xarunta Golaha Shacabka labaduba waxay kamid yihiin Dhalinyarada uu Farmaajo u sheegay in ay ka dhasheen Beelaha Dulman oo ay tahay inay Aargoosi sameeyaan.

Kali taliska Farmaajo wuxuu Qabiilada Soomaaliyeed qaarkood ka dhaadhicinayaa inay yihiin dulmanayaal laga tiro badanyahay isagoo dhalinyaradooda ku hubeynaya bistoolado si ay Dadka kale u dilaan.

Dilalka Bistoolad-leyda ay ka fuliyaan Degmooyinka Boondheere, Shibis, Shangani, Xamar Weyne, Xamar Jabab iyo Waabari waxaa masuul ka ah Kuwa la shaqeeya Farmaajo ee CBB-da iyo Alshabaabka isku dhax kariska ah.

Hanjabaaddaan Cabdi Sabtow uu kuso qoray Twitter kiisa iyo Kiisaska Dilalka ah ee 4tii sano ka dhacay Degmooyinka kor ku xusan Waa kuwo wax laga weydiin doono Mustaqbalka dhaw.

#FARMAAJO_WAA_HALIS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here