Sarkaal hore oo ka tirsanaa dowladii dhexe Maxamed Siyaad ahaana Baare sare dhanka danbiyada kana tirsanaa Saraakiisha baaritaanka ugu firfircoona Hadda ka tirsan Warbaahinta Madaxa banaan ayaa waxaa uu soo bandhigay 5 su’aal oo cajiib ah oo uu sheegay haddii ay ka jawaabaan Yaasiin farey,Kulan jiis,Fahad yaasiin iyo cidkasta oo lagu soo eedey in ay ka jawaaban Haddii aysan dilin ayga waxana noqotay mid Hadda hadal heyteedu badan tahay oo xujo weyn ku noqotay bal hakan hoose ka daalaco

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here