Waxaa Maanta dad badani hadal hayaan sax iyo qalad mida ay tahay burburintii boorar la suray Muqdisho oo Musharax Madaxweyne 2021 CCW ahaa.

Dadka Qaarkood waxay ku tilmaamayeen arin digtatoriyad cad ah. Ayna qalad tahay. Halka kuwo kale ay ku tilmaayeen waali xukun jaceyl oo aan waqtigeedi la gaarin. Ayna qalad tahay in xiligan boorar musharaxiin la dhejiyo.

Si kastaba ilaa haatan dowladu kama hadal wax ku saabsan boorarkaa, mana jirto cid si cad u cadeysay. Balse CCW hogamiyaha Xisbiga wadajir oo boorarkiisii la dejiyey ayaa Madaxtoyada ku eedeeyay inay iyadu masuul ka aheyd burburintaa

Dowlada ayaa Bur burisay Sawiradii musharax Cabdiramaan Cabdishakuur tani waxay ka dhigan tahay Farmaajo in kooxdiisa ogoleen in Dalka ka dhacdo doorasho xalaal ah oo Hufan

Madaxwetne Farmaajo oo Laba mar isa sharaxay ayaa Marnaba sawiradiisa lagu xad gudbin halka uu isagu ku xad gudbaayo

Aqriste sidee kuugu muuqataa arintani

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here