Waa kuma Sawir qaadihii ka baxsaday Wafdigii Soomaaliya ee Nederland u tagay dacwada badda. ?

La taliyaha dhanka warbaahinta ahna sawir qaadihii Ra’isul wasaara ku xigeenka Somalia Mahdi Gualid ayaa ka baxsaday wafdiga uu la yimid Yurub.

Hamza oo ahaa sawir qaade da’yar ah ayaa hadda iska dhiibay mid ka mida wadmada Yurub si uu u helo magangalyo siyaasadeed .

Saraakiil ka tirsan xafiiska Mahdi ayaa baxsadka Xamza xaqiijiyay.

Adigu ma baxsan lahayd haddii Yurub aad imaan lahayd? .

W/QZakariye Timacadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here