Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Xaabsade ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Koofur Galbeed in ciidan Nabadsugid ah uu ku weeraray guriga Hooyadeed oo ku yaalla Baydhabo, si ay u soo xiraan.

Hase ahaatee waxaa arrintaas ku diiday oo waxba kama jiraan ku tilmaamay walaalkeed C/weli Xaabsade oo dhowaan Senatar loo doortay. C/weli iyo Xaniifa ayaa isku hooyo aheyn.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here