Shacabka magaalada Muqdisho oo Cabsi la soo daristay

0

Wararka aan ka heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shacabka ku Nool halkaa la soo daristay Cabsi Xoogan oo ku keentay wal wal bada

 

Cabsida ayaa Timid ka dib markii ay bilaawdeen shabkad isku xiran oo Caruurta dhacdo oo Iibsato

Caruurta ayaa la kala siistaa 500 ilaa 1000 Usd sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah laamaha aamniga oo baaritaan ku haayo dhowr Qof oo arintaa la xariirinaayo

Waalidiinta Caruurta dhalay oo markii hore ku nafisi jiray Caruurta banaanka ku Ciyaaro ayaa hada taa wax weyn iska badaleen ka dib markii Caruurta laga joojiyey Banaanka Gurayaha dhaxdoodana lagu haayo

Qaar badan oo la xariirnay ayaa in noo sheegay in Xiligaan Cabsi la soo daristay dhanka acaruurta taana ay keentay in Guriga lagu haayo Caruurta

Inta badan Soomaalida ayaa Caruur badan dhasho taa oo keeni jirtay waalidka in uusan dareemi jirin Caruurtana banaanka isaga Ciyaari jiray hadase Guriga lagu wada yahay axabsi

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here