TEL-AVIV (DAYNIILE.COM)-Israa’iiliyiintu waxay dalbanayaan in maxaabiista loo soo celiyo iyagoo mudaaharaadaya.

Muuqaal ay xaqiijisay Aljazeera ayaa muujinaya dad badan oo Israa’iiliyiin ah oo ka mudaaharaadaya sida ay dowladooda ugu guul darreysatay in ay heshiis la gasho Xamaas si ay nabad ugu soo laabtaan maxaabiista hadda ku xiran Gaza.

Advertisement

Dadkan ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee wasaaradda gaashaandhigga Israa’iil ee magaalada Tel Aviv, waxayna siteen boorar ay ku dalbanayaan in maxaabiista la soo celiyo, xitaa qarashka ku baxaya soo afjaridda dagaalka Qaza.

Netanyahu ayaa marar badan ka dhaga adeygay inuu maqlo dalabka shacabka Yuhuuda oo uu sii kordhayo naceybka ay u qaadeen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM 

Image

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here