Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan  Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay go’amadii ka soo baxay shirkii Golaha wada-tashiga Qaran iyo natiijadii ka soo baxday.

“Shirka waxaa laga filaayay in xal iyo qorshe looga gaaro mustaqbalka dalka gaar ahaan arimaha horutabinta leh sida xal u helida khilaafka ka taagan hanaanka loo dhameystirayo dastuurka taasoo hadii aan la daba qaban uu ka dhalan karo halis,heshiiskii isfahamka sharci darada ahaa ee dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Dowlada Itoobiya,qorshaha kala guurka ah iyo la wareegida amniga qaranka madaama ATMIS dalka guuf ahaan ka baxayso sanadkaan dhamaadkiisa,doorashooyinka Dowlad Goboleedyada oo aan mar kale dib loo dhigin,lehna waqti cayiman iyo xal u helida ka maqnaanshiyaha Puntland ee shirka wada tashiga Qaran

Advertisement

Madaxweyne Shariif Wuxuu ku daray warsaxafadeedkiisa in Somalia laba arin ku soo caana maashay oo kaalin mugleh-na ka qaatay dowlad dhiskee a kuwaasoo kala ah wada ogol iyo doorasho heshiis lagu wada yahay.

“Hada waxay u muuqataa in Madaxweyne Xasan wado awood maroonsi uu ugu gogol xaarayo mudo kororsi iyo doorasho uu maamulkeeda kaliyiis leeyahay, natiijadeedana uu sii ogyahay”ayuu ma

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here