Shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal ee Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in Laba qof  ay  ku geeriyoodeen  shikan l gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal ee Puntland.

Gaari shilkaas galay ayaa ahaa nooca yaryar ee raaxada, waxaana watay labada nin ee ku geeriyootay shilkaas.

sidoo kale Gaari ayaa rogmaday xilli uu marayey nawaaxiga tuulo lagu magacaabo Sinujiif oo u dhaxeysa magaalooyinka Dangoroyo iyo Garowe, sida ay noo xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here