Shirkii Sadax geesoodka ee Puntland, Juballand iyo  farmaajo oo lagu wado in uu furmo saacadaha soo socda.

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya oo sheegaya in saacadaha soo socda ee maanta uu si rasmi ah u furmi doono shirka saddex geesoodka ah ee u dhexeeya dowladda federaalka Somalia, Jubbaland iyo Puntland.

Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa diirada lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka ee 2020 illaa 2021-ka.

Wada-hadallada u dhexeeya saddexdan dhinac ayaa soo jiitamayay maalmihii la soo dhaafay, waxayna wararku sheegayaan in  fadhigan kii ka horreeyay u baaqday shuruudo uu soo bandhigay Axmed Madoobe, taas oo keentay dib u dhaca.

Sidoo kale kulamda lagu dhex dhexaadinayo Sadaxdaan nin ayaa socday maalmihii la soo dhaafay, waxaana soo fara galiyay beesha caalamka oo xarun u ah xalane.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here