Sida la saadalinaayo Doorashada Madaxweyne ee  2022 ayaa noqon doonto mid aan lagu tar tamin oo Malxiis u sameysta sida Xildhibaanada Aqalka Hoose u socdaan

Waxaa hada muuqda in dhamaan sharciyadii Doorashada Banaanka leyska dhigay leyskuna awood sheeganaayo taa oo keentay in Odayaasha lahaa Saxiixa laga  tashto Ergadii qabiilada soo xuli lahaa Banaanka leyska dhigay  hal Ergo oo Ciidan ah ay Dooranayaan qofka uu Farmaajo Rabo

Doorashada siday ku socoto boqolkii 70 waxaa soo saaran Doono Farmaajo waana dhalinyaro ka imanaayo Nabad sugid iyo Gudoomiyayaasha Degmooyinka waana loo dhacayaa xoog ayaan  lagu soo saari doonaa

Hadaba siday noqon Doorashada madaxweyne

1 waxay noqon  in ay qaadacaan Midoowga Musharaxiinta doorashada  Madaxweyne taa oo loo joojin doonin madaama Casharo laga  soo qaadtay kuraastii loo dhacay madaxda maamul goboleyda ka dibna qabsaday Doorasho malxiis ah waana tan muuqato in  uu qabsan doono Farmaajo

2sida iska cad Farmaajo ayaa si qasab ah ku soo noqon Dooni Madaxweynahq 10 naad ee Soomaliya waa siday hada wax u socdaan hadaan wax laga badalin

Waa kuma shaqsiga uu u wato Farmaajo wasiirka koowaad

Waa Cali Maxamed Geeddi oo isago lagu yaqaano Nin dhago Fudud waxii amar lagu siiyana sameynaayo isagoona lagu xasuusto xasuuqoow Reer Muqdisho u geystay xiligoow Col Yuusuf u ahaa Wasiirka koowaad

Hadaba maxaa dhici doono

1 in ay kala Cararaan Midoowga Musharaxiinta halka qaarkood Xabsiga lagu guri doono

La soco qeybta Labaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here