Wararka ka imaanaya Dalka Canada ayaa sheegaya in somalida halkaas dagan intooda badan lagu kari la yahay qaadashada  Talalka COVID-19

Dalka Canada ayaa waxaa ka socda qaadashada tallaalka COVID-19 oo lagu billaabay dadka ka shaqeeya caafmaadka iyo kuwa daryeela dadka da’da ah.

Soomaali badan ayaa ka mid ah dadka qaaatey tallaalka, laakin wali waxaa jira kuwa kale oo ka walaacsan qaadashada talaalkan.

 

 

 

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here