Soomaaliya ayaa mar kale laga cabsi qabaa inay wajahdo internet kadib markii kooxda xuutiyiinta Yemen ay jareen fiilooyinka internet-ka ee bada hoos mara .

Wararka ku saabsan talaabada xuutiyiintu qaadeen ayaa intaas ku daraya inay xuutiyiintu jareen saddex xarig oo ka mida kuwa xambaara internetka kuwaas oo hoos mara badda cas.

Advertisement

Jaritaanka internetka  ayaa imaanaya xili weeraro ay ku qaadeen maraakiib maraysan marin biyoodkaas.

Cabsida Soomaalida soo wajaheysa ayaa ah in mar kale internetku go’o madaama hada ka hor mar viilooyinkaasi maraakiib ay jareen oo maalmo badan Soomaaliya ay wajahday internet la’aan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleWasiirka Warfaafinta oo kulan la qaata Wasiir dibadeedka Tanzania
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo soo xirey wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Heritage+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here