HomeCiyaarahaSoo dhaweyn heer sare ah oo Muqdisho loogu sameeyay Garoore heer Caalami...

Soo dhaweyn heer sare ah oo Muqdisho loogu sameeyay Garoore heer Caalami Cumar Cartan+SAWIRRO

May be an image of 1 person, newsroom and text that says "LI FOO IINAL AFO naK MAGA le AMT D MALL MA f SOMAL/1951 FCODTBALL FEDERATAON FCOD BALL FEDERATION XIRIIRI"Xarunta Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa si heer sare ah lugu soo dhaweysay Garsoore Cumar Cartan, oo ka mid ah shaqsiyaadka sumcadda iyo khibradda ku leh garsoorka ciyaaraha.

Soo dhaweynta ayaa waxaa hormuud ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Guddiga Fulinta, Guddoomiyaha Garsoorka Xiriirka, Guddoomiyaha Garsoorka Bariga Iyo Bartamaha Afrika, shaqaalaha Xiriirka, garsoorayaal ka kala socda heerar kala duwan, iyo halyeeyada kubadda cagta Soomaaliyeed.May be an image of 2 people and textMay be an image of 11 people, dais and text that says "X SOMALI1951 EOPTBALL 1951 FCODTBALL FCOD BALL f fo FEDERATION"May be an image of 17 people, people studying, dais and textMay be an image of ‎7 people, dais and ‎text that says "‎SOMALI1951 FCODTBALL © BALL ECOD f ل FEDERATION‎"‎‎May be an image of ‎9 people, dais and ‎text that says "‎X f SOMAL|1951 FCODTBALL FCOD BALL ل FEDERATION‎"‎‎May be an image of 2 people, dais, newsroom and textMay be an image of ‎5 people, dais and ‎text that says "‎FBALA TBA ن မိင χ SOMALI1951 FCODTBALL EDERABAN FCODT BALL fo f FEDERATION ΜΔ‎"‎‎May be an image of 15 people, table, lighting and daisMay be an image of 2 people, dais, newsroom and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -