Wararka ka imanaayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha Diinta joojisay Show ay halkaasi ku laheyd Fanaanada weyn Kiin Jaamac iyadu ka soo jeeda deegaanka Soomaliland

Arintaa wasaarada Arimaha Diinta ku joojisay Bandhig Faneedka Kiin Jaamac ayaa loo arka mid aan waafqsaneen sharciga Somalikand madaama Jirin sharci dhigaayo in Fanka lagu qaban karin Dhulka Soomaliland iyadoona sida Muuqatana magaalooyinka Soomaliland ka dhacaan Bandhig faneydyo waa weyn taa oo jirin cid ka hor istaagto waxaase cajiib ah in laga hor joogsada Fanaaninta qaar ee qurbaha ka yimaado

Warqadaan ka soo baxday wasaarada Arimaha Diinta ayaa gabi ahaanba lagu joojiye Bandhiga Kiin Jaamac ku qaban laheyd magaalada Hargeysa

Halkaan ka daalac waqarada lagu joojiyey Bandhig faneedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here