Advertisement

Tababaraha Chelsea Graham botter oo ay ka yaab ku noqotay 2-2 Caawa kooxdiisa Chelsea ay ku qabatay Everton

Coach Graham botter ayaa qaladaad badalka ciyaartoyda ah oo uu Sameeyay qeybtii danbe ku qasabtay in kooxdiisa Chelsea ay la dheelman weyso 3 dhibcood ee natiijada kulanka Everton waxaana Chelsea ay weli ku jirtaa kaalinta 10 iyagoo leh 38 dhibcood.

Taageerayaasha Chelsea ayaa filyay caawa inay ka qaadan doonaan 3 dhibcood Kooxda Everton hadana riyadaasi ma noqon mid rumowda waxaana taageerayaasha ka xumaadeen habla badalka ciyaartoyda ee uu sameynayo coacha graham botter iyo goolhayaha Chelsea Keppa oo aan aheyn waayo Arag lagu kalsoonaan karo