Iyadoo horey kaliya ciidanka loogu dallacsiin jiray shahaada maadiga ah iyo shaqo wanaaga ayaa taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin waxa uu qaatay dhiiragelinta ciidanka xaafidul Qur’aanka ah isagoo dallacsiiyay.
Taliyaha hoggaanka Kormeerka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ahna Ku simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Axmed Dayib Axmed (Dhagacaleen) ayaa dhiirigalin ugu Tagay Ciidankan Dhawaan uu dallacsiiyey Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin.
=Xigasho Warbaahinta Qaranka=
May be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 11 people and textMay be an image of 5 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here