Wararka laga helaayo Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax ku dhintay Taliyaha Guutada 8aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Korneel Maxamed Nuur Mad-Dheere iyo ciidamo la socday .
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay wadada isku xirta Baydhabo iyo Bardaale xili uu Taliyuhu ku jirey howlgalo ka dhan ah Alshabaab.
T
Korneel Maxamed Nuur Mad-Dheere .ayaa maalmihii ugu danbeeyay alshabaab ka saaray deegaano dhowr ah iyadoo shalay oo u danbeysay uu furey wadooyin dhowr iyo toban sano u xirnaa xoogaga Alshabaab.
Sarkaalkaan waxaa lagu xasuusan doonaa geesinimo iyo karti uu ku fulin jirey howlgalada qaranku u xilsaaray.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 9 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here