Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka banaadir ahna taliyaha Ciidamada Haramcad ayaa hanjabaad hawada u Mariyay Ururka Ahlusuna, oo maalmihii la soo dhaafay la wareegay Deegaano ka tirsan Galmudug.

Farxaan Qaroole oo soo dhigay Bogiisa Facebook, hadalo hanjabaad ah ayaa Wacad ku maray in uu Cagta Marin doono waxa uu ugu yeeray Burcad Diimeedka Ahlusuna waljameeca.

Sidoo kale hadalka iyo hanjabaada Qaroole ayaa imaanaya Xili saacadihii la soo dhaafay ay ku Qul Qulayeen magalada Dhuusamareeb. Ciidamo iskugu jira Harammcad iyo Gorgor

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here