Taliyaha Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir oo maanta awoodiisa ku joojiyey kulanka Baarlamaanka muda loogu kodhin lahaa Farmaajo

Taliyaha ayaa waxaa si sharci daraa xilka ku qaaday Taliyaha Ciidanka Boliiska Xajaar taa oo sida la sheegay shaci aheyn madaama xilkaasa uu wareegto ku magacaabay Farmaajo taa oo xil ka qaadidiisa uu lee yahay Farmaajo

Waxaana jira in Madaxweyne Farmaajo Xilka ka dhamaaday xiligaana uusan qofna xilka maka qaadi karo sida uu qabo Dastuurka

Xaalka Soomaliya u muuqda mid Mugdi galaayo madaama Dalka Soomaliya ay ka jirin Baarlamaan Sharci ah iyo Madaxweyne kuwaa oo waqtigooda dhamaaday 2020kii

Jen Saadiq Joon ayaa waxaa ka amar qaato Ciidamo badan kuwaa oo hada inta badan gacanta ku haayo magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here