Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Shekh Muxudiin Iyo Wafdi Saraakiila Oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Jooga Taliyaaniga Ayaa Booqday Dugsiyada Tababarka Ciidamada Ee Dalka Taliyaaniga.

Taliyaha Iyo Wafdigiisa Ayaa Booqday Dugsiga Tababarka Madafiicda Goobta, Dugsiga Tababarka Ciidanka Dhulka ,Dugsiga Tababarka Ciidanka gaarka ah ee Jugta Culus Waxaana Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Saraakiisha Dugsiyada Ee Dalka Taliyaaniga.

Advertisement

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Shekh Muxudiin Oo Ay Wehliyaan Saraakiil Muhiima Oo Ka Tirsan Taliska CiidanKa Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Kulamo La Qaadan Doona Saraakiisha Hoggaaminta Ciidanka Taliyaaniga .

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here