sida aan ka soo xiganay raadiyaha Ciidamada Dowlada Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Madey Nuureey sheikh ufurow ayaa safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti.

Taliye General Madey wuxuu Dalka Jabuuti kaga Qeyb galay Munaasabad lagu weyneynayay Xuska Sanad Guuradii 47 Sanad Guuradi Kasoo wareegatay Marka la aas aasay Ciidan Xooga Dalka JabuutiMay be an image of 6 people and textMay be an image of 12 people, dais and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 10 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and text

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here