Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa soo xiray tartanka kubadda Cagta Deegaannada Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo.

Tartanka oo kulan ciyaareedkii ugu dambeeyay ee lagu soo gunaanaday ay Wada Ciyaareen Deegaannada Docolle iyo Galbarwaaqo, waxaana ku guuleysatay Galbarwaaqo oo 2 -1 Koobka ku qaaday.

Maayar ku-xigeenka ayaa Koobka Guddoonsiiyay Ciyaartoyda Galbarwaaqo ee Koobka ku guuleystay, wuxuuna sheegay in la joogtayn doono Ciyaaraha isdhexgalka Dhallinyarada kor loogu qaadayo.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here