Telefishinka Aljazeera ayaa maanta sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Israa’iil oo ku saabsan dilka weriye Shireen Abu Akleh, oo lagu toogtay weerar ay Israa’iil ku qaadday Daanta Galbeed bishii May.

Aljazeera ayaa sheegtay in Dacwadan ay daba socotay baaritaan ay sameeyeen kooxda qareennada ee shabakada wararka ee telefishinka Aljazeera.

Marxaladda ku xeeran dilka Abu Akleh ayaa lagu muransan yahay.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa Talaadadii sheegay in cidina aysan su’aalo weydiin doonin askarta Israa’iil.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here