Thailand oo xaalad deg deg ah lagu soo rogayn iyo banaanbaxyo ka socda

0

Dowladda Thailand ayaa Khamiista maanta ah mamnuucday dibadbaxyada iyo faafinta hadallada xasaasiga ah, xilli ay sii kordhayaan dibadbaxyo lagu bartilmaameedsanayo boqorka Thailand, boqor Maha Vajiralongkorn iyo ra’isulwasaare Prayuth Chan’ocha.

Amar deg deg ah oo ay dowladda soo rogtay ayaa bartilmaameedsanaya dibadbaxyaasha si nabadda ah u bannaanbaxaya.

sidoo kale dibadbaxayaasha ayaa intooda badani waxay hadda ku suganyihiin bannaanka xafiiska ra’isulwasaaraha. Amarka ayaa dhigaya in aysan hal meel isugu iman karin wax ka badan shan qofood.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here