Wufuud kadocota Dowladda Turkiga oo magaalada Moqdisho soogaarey ayaa kulan laqaatey R/wasaaraha Soomaalia Maxamed XUseen Rooble.

Wufuudaanial ayaa waxaa ay isgujiraan kuwa ka socda Garsoorka Dalka Turkiga waxaa ayna Balan qaadeen in ay kaalin ka qaadan donaan Horumarinta Garsoorka Soomaalia iyaga oo tabaro iyo Aqoonkororsi u Sameyndoona.

Masuuliyiintaan Katimid Turkiga ayaa waxaa Safarkooda ku wehelineyey Qaar kamid ah Hay, adaha gargaarka Dalkaas kuwaas oo iyana dooneey Caawinta Dadka tabarta daran ee Jooga gudaha Soomaalia.

Waxaan diyaar u nahay in aan kit uqaadno Aqoonta iyo Tayada hay, adaha Gorsoorka Dalka walaalaheena ah ee Soomaalia ayuu yiri;Zeki Ariturk oo hugaamineyey wefdiga Turkiga.

Wasiirka Cadaalada Soomaalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaana kamid ahaa Dadkii qaabiley Madaxadii ka soctey Garsoorka Turkiga, marka mala dhihikaraa Turkiga markale ayuu labajibaareyaa Dadaalkiisa ku aadan Dhismaha Soomaalia?

Waxaa Turjumey C/wahaab Aadan C/raxmaan.

Isha Anadolu News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here