Warqad si hoose warbaahinta loogu soo dusiyay ayaa muujinaysa habka wasaarada waxbarashada DFS ay u qoondaysay deeq waxbarasho oo laga hellay dalka Masar sanadkaan 2022/2023.

Warqada ayaa lagu muujiyay in dhamaan ardaydaas deeqda ka faa’idaysanaysa lasoo gudbiyo 20/7/2022 oo ahayd bil ka hor.

Gobolka Banaadir ayaa tirada ugu badan la siiyay, halka maamulada oo dhan deeq siman loo qaybiyay, waxaase is waydiin mudan hadii ardaydaan la gudbiyay qaabkee loo xushay? Maamuladu maxaa ay ugu qanci wayeen qaybinta deeqdaan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here